Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka doodaya Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka Dad-dhigidda Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka doodaya Akhrinta Labaad  ee Hindise Sharciyeedka Dad-dhigidda Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka Dad-dhigidda Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga oo ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

Ku Simaha Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamullada Gobollada Iyo Amniga Gudaha Golaha Shacabka ahna Ku Xigeenka Guddoomiyaha Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye( Afeey) ayaa Golaha Shacabka ka hor akhriyay Warbixinta Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka Dad-dhigidda Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com