Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/G Odawaa Yuusuf Raage.
Kulanka ayaa daarranaa isxogwaraysi iyo sidii Taliska xoogga dalka iyo Dawladda SSC-Khaatumo isaga kaashan lahaayeen arrimaha hortebinta u leh qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya.
Mohamed Koronto Daljir SSC-Khaatumo


COMMENTS