Gudoomiyaha degmada Bosaaso Eng Abdifitah Mohamed Osmaan Shanle oo uu weheliyo Xoghayaha dowlada Hoose Maxamuud Cabdullaahi Axmed Kawte ayaa kulan ku saabsan dardargelinta amniga la qaatay Taliyayaasha Saldhigyada Bosaaso.
Kulanka ayaa ahaa mid la isaga xog waraystay Xaalada amni ee degmada isla markaana loogu ballanay in la dardargeliyo shaqooyinka amni ee degmada Bosaaso,
Waxaa sidoo kale kulanka qaybgalay la-Taliyaha amniga ee degmada Yusuuf Cabdi Cartan.
> Daljir Media


COMMENTS