CIIDAMADA ILAALADA KACAANKA IRAN OO SHEEGAY INAY OGYIHIIN GAROOMADA AY KA SOO DUULEEN DIYAARADIHII DUQEEYEY XARUMAHA NUKLIYEERKA

CIIDAMADA ILAALADA KACAANKA IRAN OO SHEEGAY INAY OGYIHIIN GAROOMADA AY KA SOO DUULEEN DIYAARADIHII DUQEEYEY XARUMAHA NUKLIYEERKA

Waan ogaanay meesha ay ka soo duuleen diyaaradihii duqeeyey xarumaha nukliyeerka ayaa lagu sheegay warbixin ka soo baxday ciidamada ilaalada kacaanka Iran ee loo yaqaan IRGC.

Warbixinta ayaa lagu sii daray, “Maraykanku waa inuu fishaa jawaab laga qoomameeyo oo dhaafsiisan xisaabtiisa. In saldhigyo dhowr ah uu Maraykanku ku yeesho gobolka ma aha xoog iyo maquunin ee waa baylah. Weerarada ka dhanka ah Israa’iil ayana sidoodii bay u sii socon doonaan.”

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com