WEERARKII TRUMP KABACDI WAA MAXAY QORSHAHA IRAN?

WEERARKII TRUMP KABACDI WAA MAXAY QORSHAHA IRAN?

Lataliyaha sare ee Afhayeenka Barlamaanka Iran Mahdi Maxamedi oo la hadlaya warbaahinta Iran ayaa sheegay in Iran ay “ku jirto dagaal aad u adag oo u baahan si xirfad leh loo maareeyo. In aan u jawaabno Mareykanka waa lama huraan, laakiin tallaabada koowaad waxay noqon doontaa in aan marka hore burburino Is^l.”

Hadalka Lataliyaha maxaa kaaga baxay? Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com