Duqeyn culus oo “True Promise 3” oo lagu garaacay magaalooyinka Ashkelon, Ashdod, Talabiib iyo Safed

Duqeyn culus oo “True Promise 3” oo lagu garaacay magaalooyinka Ashkelon, Ashdod, Talabiib iyo Safed

Duqeyntii 21aad ee Hawlgalka ‘True Promise 3’ oo beegsatay magalooyinka Ashdod, Ashkelon, Talabiib iyo Safed. Magaalada Ashkelon ee duleedka Qasa waxaa la beegsaday xarunta korontada oo ayada oo dhan basbeeshay.

> Daljir Media

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com