Maxkamadda Sare ee Pakistan oo bixisay amar siideynta Imran Khan

Maxkamadda Sare ee Pakistan oo bixisay amar siideynta Imran Khan

Maxkamadda Sare ee Pakistan ayaa aqbashay dammaanadqaadka Imran Khan, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, waxayna amartay in laga sii daayo xabsiga. Saas oo ay tahay, weli waxaa jira dhowr kiis oo loo dhoodhoobay, lagana yaabo in xujo looga dhigo.

Imran Khan xarrigiisa ayaa la sheegay in uu ka danbeeyo Mareykanka oo ku adeeganaya militariga Pakistan sababo la xiriira Imran Khan oo xilligii RW uu ahaa kahoryimid danaha Mareykanka ee gobolka, una sii dhawaaday Ruushka, Iran iyo Shiinaha.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com