Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa argagixisada Daac!sh kala wareegey Ceelka Carabi, Buur Gunburi, God-gudban iyo dusha sare ee Ceelka Maraagane, kuwaasi oo dhammaantood ka tirsan togga Baallade oo ay ku dhuumaalaysanayeen firxadka argagixisadu.
Ciidamada ayaa argagixisada Daac!sh kala wareegey 9 rati, 4 dameer iyo agabyo kale oo muhiim ah.
Maydadka firxadka araggaixisada ee ka dhashay duqaymaha saaxiibbada caalamiga ah ee Puntland,ay carrada daadsan.
> Daljir Media


COMMENTS