Qalinkii Maxamed Dhabancad Wasiirkii hore ee Maaliyada Puntland: Saameynta deyn cafiska Soomaaliya iyo gogol xaarka in deymo cusub la qaato (Falanqeyn iyo Talooyin)

Qalinkii Maxamed Dhabancad Wasiirkii hore ee Maaliyada Puntland: Saameynta deyn cafiska Soomaaliya iyo gogol xaarka in deymo cusub la qaato (Falanqeyn iyo Talooyin)

Ganacsiga Soomaaliya, gaar ahaan kan ku xiran Dekeda Muqdisho ayaa waxaa haysta caqabado xoog leh oo ay keentay gogol xaarka in deymo cusub la qaato Si deymo cusub loo qaato, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay Dekeda Muqdisho ku soo rogtay canshuuro (tariffs) xad dhaaf ah.

Maxaa Muqdisho kaliya ka dhigay? Sababtoo ah: Somaliland oo gacanta ku haysa dekadda Berbera qayb kama aha hannaanka dowlad dhiska hadda jira, Puntland oo iyana gacanta ku haysa dekadaha Bosaaso iyo Garacad horey bay u sheegtay in aysan qayb ka ahayn xeerar aan waafaqsanayn Dastuurka KMG ah, Jubaland ayaa iyaduna isaga baxday hirgelinta xeerka mideynta canshuuraha ee DFS sida goonida ah u diyaarisay. Culayska ay DFS ku soo rogtay dekada Muqdisho ayaa horseeday in dhaq dhaqaaqa ganacsigu uu hoos u dhaco sababtoo ah:

Halkan riix qormada oo dhamaystiran 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com