SHIDAALKA BADDA SOOMAALIYA LAGA QODAYO & HALISTA DALKA KU SOO WAJAHAN | Q1aad

SHIDAALKA BADDA SOOMAALIYA LAGA QODAYO & HALISTA DALKA KU SOO WAJAHAN | Q1aad

Shidaalka laga soo saarayo badda Soomaaliya, waxay ahayd in wax la iska waydiiyo waxtarkiisa iyo dhibaatadiisa midkee baa badan? Nabaad-guurka khayraadka badda oo ugu horreeyo Kalluunka iyo noolaha kale ee badda ku jira ayaa kow ka ah. Madaxweynihii loo baahnaa in uu waxaas oo dhan darraasadeeyo oo danta dadka iyo dalka ka taliyo, waxuu ku mashquulay, dastuur-badal, dhul boob iyo danihiisa gaarka ah. Aqoonyahan Haaruun Ibraahin Gaatuur waxuu u warramay | Wariye Jamarti Yahye

Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com