Xasan sheekh Maxamuud oo Gaalkacyo dhinaca Galmudug lagu soo dhaweyeey

Xasan sheekh Maxamuud oo Gaalkacyo dhinaca Galmudug lagu soo dhaweyeey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay Garoonka Cabdullaahi Ciise ee Magaalada Gaalkacyo, iyagoo halkaas kula hadlay kumanaan shacab ah oo isugu baxay garoonka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com