Iran oo sheegtay inay weerar qaadeyso

Iran oo sheegtay inay weerar qaadeyso

Mas’uul dowlada Iiraan u hadlay ayaa u sheegay wakaaladda Reuters inay qaadayaan weeraro xoogan oo ay iskaga dulqaadayan go’doominta wuxuuna yidhi “Waxaa laga yaabaa inaan qaadno weerar militari oo aan iska qaadno go’doominta badda ee Mareykanka haddii ay dadaallada diblomaasiyadeed guuldarreystaan”

Inkastaa oo ay fashilmeen dedaala badan oo diblomaasiyadeed oo udhaxeeyay mareykanka iyo iran kuwaas oo qaarkood fashilmay markii lagaaray meeshii ugu dambeysay oo ahayd in heshiisyada la sexeexa.
Madaxweynaha mareykanka Donald Trump oo caadeystay hanjabaad afka uun ku eg oo baalmarsan dedaalads diblomaasiyadeed ayaa sabab unoqday inay fashilmaan heshiisyada qaarkood.
Iran ayaa si cad udiiday in iyada oo heshiis lala wada oo la baryayo in hadana loogu hanjaba in la burburinaya.

Daljir Media | Mohamed Koronto

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com