Gudoomiyaha Hay’adda Maxalliga ee GCDC Xildhibaan Mohamed Abdi (Indhacadde ) ayaa Cambaareeyey Falkii Maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo islamarkaasna Baaq-NABADEED u diray labada Beelood ee Walaalaha ah ee dhacdadii Maanta dhex martay.
Sidoo Kalana u mahadnaqay Ciidanka Isku dhafka ee Ka hawlgalay dhacdadii maanta.


COMMENTS