Baaq Nabadeed oo laga diray dagaal Maanta ka dhacay Gaalkacyo

Baaq Nabadeed oo laga diray dagaal Maanta ka dhacay Gaalkacyo

Gudoomiyaha Hay’adda Maxalliga ee GCDC Xildhibaan Mohamed Abdi (Indhacadde ) ayaa Cambaareeyey Falkii Maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo islamarkaasna Baaq-NABADEED u diray labada Beelood ee Walaalaha ah ee dhacdadii Maanta dhex martay.

Sidoo Kalana u mahadnaqay Ciidanka Isku dhafka ee Ka hawlgalay dhacdadii maanta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com