Madaxweyne Deni oo Boosaaso gaaray!

Madaxweyne Deni oo Boosaaso gaaray!

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobolka Mudug, ayaa maanta soo gaaray degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com