Garoowe: Ciidanka Miino-baarka Puntland ayaa maanta magaaladda Garoowe ku burburiyey qaraxyo (IED), kuwaas oo ciidamadu kasoo ururiyeen deegaanka Togga Jaceel ee Calmiskaad.
COMMENTS