Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta & Macdanta Puntland Danjire Maxamed Cawil oo qayb ka ah Wafdiga Nabadeynta Towfiiq & Dhinowda ayaa maanta booqday xaafadda Horumar ee Gaalkacyo. Wasiirka ayaa yiri, “Nabadda waa la qaatay waxaana la isugu imaanayaa Garoowe.”


COMMENTS