SHIRKA NABADEYNTA DEEGAANADA TOWFIIQ & DHINOWDA OO GAROOWE KA DHICI DOONTA

SHIRKA NABADEYNTA DEEGAANADA TOWFIIQ & DHINOWDA OO GAROOWE KA DHICI DOONTA

Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta & Macdanta Puntland Danjire Maxamed Cawil oo qayb ka ah Wafdiga Nabadeynta Towfiiq & Dhinowda ayaa maanta booqday xaafadda Horumar ee Gaalkacyo. Wasiirka ayaa yiri, “Nabadda waa la qaatay waxaana la isugu imaanayaa Garoowe.”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com