Dowladda Xasan sheekh oo Beesha calamka ka codsatay in laga caawiyo la dagaalanka Burcad badeeda.

Dowladda Xasan sheekh oo Beesha calamka ka codsatay in laga caawiyo la dagaalanka Burcad badeeda.

Dowladda Federaalka ayaa caalamka ugu baaqday in lagu garab-galo la-dagaallanka burcad-badeedda, iyada oo sheegtey in ciidamada Qaranku dagaal kula jiraan.

DFS waxa ay warsaxaafadeedkeeda oo ay Carabi ku soo-saartay muujisey; in rabto dalal kala qayb-qaata dagaalka Burcad-badeed ku soo laabatay Gacanka-cadmeed iyo sida oo kale in aan la-dagaallanka burcad-badeeda laga la hadlin Dowlad-goboleedyada.

Waxa xusid mudan in xeebaha kiisaska burcad-badeed ay ka taagan yihiin ay yihiin xeebaha bari ee Puntland, oo iyadu sannadihii u danbeeyey aan wadashaqayn la lahayn DFS.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com