Iran oo Mareykanka u jawaabtay gantaalana ku garaacday 6 markab oo kuwa shidaalka qaada

Iran oo Mareykanka u jawaabtay gantaalana ku garaacday 6 markab oo kuwa shidaalka qaada

iran oo Mareykanka u jawaabtay gantaalana ku garaacday 6 markab oo kuwa shidaalka qaada
Kaddib markii Mareykanku uu maanta duqeeyey 3 markab oo Iran leedahay oo ah kuwa shidaalka qaada, warbixin hadda ka soo baxday ciidamada IRGC ayaa lagu sheegay in ay gantaalo la beegteen 6 markab oo 3 Mareykanku leeyahay, 3da kalena ay leeyihiin xulafadiisu.

Mareykanka oo hadda loo arko in uu yahay caalwaa, dagaalkana aan ka bixin karin oggolaanshaha Israa’iil la’aantiis, ayaa hadda doorbiday in uu beegto maraakiibta shidaalka iyo goobaha arooska.

> Daljir Media>

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com