Cali Wajiis: “Cid walba oo dowladda Xasan sheekh ka hortimda waa in la dilaa”

Cali Wajiis: “Cid walba oo dowladda Xasan sheekh ka hortimda waa in la dilaa”

Cali Wajiis oo DFS ufadwooday in ay dili karta cid kastaa oo ka hor imaada siyaasada Xasan Sheekh, wuxuu yidhi “Waa waajib in la dilo cidkasta oo Dowlada sharciga ah la dagaalanta,waana argagaxiso.”

Tani ayaa imaaneysa xili laba habeen ka hor duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday Taliye Shub iyo Qoyskiisa ay ka badbaadeen kuwaas oo ay dhaawacyo gaadheen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com