Isr**l oo dadkeeda ugu digtay inay Tagaan Somaliland iyo Dalal kale oo ay sheegtay inay Halis weyn kuwajihi karaan.

Nidaamka Yhda ayaa dadkooda uga digay inay u safraan Somaliland oo ay si gaar ah ula macaamisha YHDA una aqoonsantahay dal gaar ah ayaay ugu digtay inaay tagaan Dadka YHDA.

Golaha Amniga YHDA ayaa dadkooda ugu digay inay tagaan Somaliland, Jordan, Qatar iyo Masar iyaga oo intaasba u arko in dadka YHDA ay qatar weyn ugu imaadi karta.
Waxaana dadka YHD-da lagula taliyay inay gebi ahaanba Joogi karin una safri karin.

Joogista dadka YHDA ee Boqortooyada Sucuudiga ayay xadida Irs** taas oo ay sheegtay in dadka YHDA ay halis kuwajihi karaan joogisteeda.
Isr*** Waxaay gebi ahaanba dadkeeda ka mamnuucday u safridda dalal ay u aragtay inay halis weyn ugu imaan karta dadka YHDA, oo ay ka mid yihiin Bangladesh, Pakistan, Afghanistan, Liibiya, Aljeeriya iyo Soomaaliya

Daljir Media | Mohamed Koronto

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com