Shiinaha iyo Mareykanka oo isku haysta hubaynta hawada sare..

Shiinaha iyo Mareykanka oo isku haysta hubaynta hawada sare..

Shiinaha ayaa ku baaqay in Mareykanku joojiyo dhismaha hubeed ee uu ka wado hawada-sare ‘meeraha dhulka’ (Earth’s orbit) oo dhowaan Mareykanku qirtay inuu ka dhisayo awood-hubeed oo uu danahiisa ku difaacanayo.

Dalka Shiinaha ayaa ka digey hubaynta hawada sare iyo isku day kasta oo loogu beddelayo aag-dagaal ‘the war zone’.

Xog-hayaha ciidanka Cirka Mareykanka, Troy Meink ayaa sheegay in ciidanka cirka iyo hawada ee Mareykanka (Space Force) haystaan quwad hubeed ku filan iney kaga hortagaan wax uu ugu yeeray cadowga Mareykanka. Ma qiran xaddiga hubka Mareyaknku ka amaamuday meeraha dhulka, balse Shiinaha ayaa si caro leh uga digey hubaynta hawada sare

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com