Dadka Mareykanka oo loo diray digniino Culus.

Dadka Mareykanka oo loo diray digniino  Culus.

Dowlada Maraykanka oo dareemeysa Qatar Amni ayaa dadka Mareykanka ee kusugan bariga dhexe digniin u dirtay.

Muwadiniinta Mareykanka udhashay ayaa loogu baaqay inay si weyn u taxaddaraan aadna ugu fiirsadaan safarrada ay ku tagayaan Mandiqada bariga dhexe.

Inta badan waxaa soo baxa Mareykanka iyo YHDA oo dadkooda udigaya iyaga oo dareemaya qatar amni taas oo micnaheedu tahay inay ka taxadarayaan gabood-falada iyo dambiyada ay geystaan in dadkooda laga jaro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com