DHEGAYSO Shir Looga Hadlayey Qaxootiga ka soo Laabanaya Kenya oo lagu Qabtay Kismaayo

DHEGAYSO Shir Looga Hadlayey Qaxootiga ka soo Laabanaya Kenya oo lagu Qabtay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarun goboleedka Jubbada hoose iyo deegaamo katirsan Jubbaland ayaa waxaa bilihii ugu dambeeyey ku soo qulqulayey qaxooti kasoo laabtay dalka Kenya, kuwaas oo ay soo wajahdey xaalad nololeed.

Maxamed Faarax Warsame, wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland ayaa ka warbixiyey shir looga hadlayo arrimaha dadkaasi oo kadhacay magaalada Kismaayo.

HOOS KA DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com