DHEGAYSO Shir Looga Hadlayey Qaxootiga ka soo Laabanaya Kenya oo lagu Qabtay Kismaayo

HomeWararka

DHEGAYSO Shir Looga Hadlayey Qaxootiga ka soo Laabanaya Kenya oo lagu Qabtay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarun goboleedka Jubbada hoose iyo deegaamo katirsan Jubbaland ayaa waxaa bilihii ugu dambeeyey ku soo qulqulayey qaxooti kasoo laabtay dalka Kenya, kuwaas oo ay soo wajahdey xaalad nololeed. Maxamed Faarax Warsame, wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland ayaa ka warbixiyey shir looga hadlayo arrimaha dadkaasi oo kadhacay magaalada Kismaayo. HOOS KA DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58e35c81030100f32b22d876/WASIIRKA+.mp3

Baaq ku socda Madaxda Maamul Goboleedyadda – Kismaayo , Jubaland
Jawaabta Amiirka Qadar ee Muranka Khaliijka Carabta (daawo)
Guddiga milatariga Suudaan oo ka bad baaday Afgambi (dhegayso)

Magaalada Kismaayo ee xarun goboleedka Jubbada hoose iyo deegaamo katirsan Jubbaland ayaa waxaa bilihii ugu dambeeyey ku soo qulqulayey qaxooti kasoo laabtay dalka Kenya, kuwaas oo ay soo wajahdey xaalad nololeed.

Maxamed Faarax Warsame, wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland ayaa ka warbixiyey shir looga hadlayo arrimaha dadkaasi oo kadhacay magaalada Kismaayo.

HOOS KA DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: