Carruur Gaajo Ugu Dhimatay Gobolka Galgaduud (DHEGAYSO)

Carruur Gaajo Ugu Dhimatay Gobolka Galgaduud (DHEGAYSO)

Deegaamo katirsan waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyey tiro carruur ah ay gaajo ugu geeriyoodeen.

Tahliil Jaamac Xaashi waa Awoowaha Caruurta Geeriyootay, isaga iyo Boqolaal qoysas ah ayaa hadda dagan Xero Barakacayaal oo ku Taal Magaalada Caabudwaaq.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com