Madaxweynaha Ahlusuna,”Doorashada Galmudug Nama Qusayso” (DHEGAYSO)

Madaxweynaha Ahlusuna,”Doorashada Galmudug Nama Qusayso” (DHEGAYSO)

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa si cad u sheegay in aysan quseyn Doorashadii shalay ka qabsoontay Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah maamul goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay Doorashadii in ay tahay mid gaar ah, Islamarkaana ururka Alhlusuna aysan quseyn.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • asc radio daljir waxan ahay dadka ku taxan radio daljir hadan fakir kayga ka dhiibto
    ahlu sana iyo galmudug wa in ayay miiska wada hadalka fariistan cid walba waxay tabanyso lga qanciya si xal buuxda loo gaaro

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com