Madaxweynaha Ahlusuna,”Doorashada Galmudug Nama Qusayso” (DHEGAYSO)

Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa si cad u sheegay in aysan quseyn Doorashadii shalay ka qabsoontay Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah maamul goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay Doorashadii in ay tahay mid gaar ah, Islamarkaana ururka Alhlusuna aysan quseyn.

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Madaxweynaha Ahlusuna,”Doorashada Galmudug Nama Qusayso” (DHEGAYSO)”

  1. asc radio daljir waxan ahay dadka ku taxan radio daljir hadan fakir kayga ka dhiibto
    ahlu sana iyo galmudug wa in ayay miiska wada hadalka fariistan cid walba waxay tabanyso lga qanciya si xal buuxda loo gaaro

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com