Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Kulan ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray xalay, isla caawana waxaa la ciyaari doona kulan kale.

kooxda AS Monaco ayaa horyaalka liga 1 France ku guulaystay 17 sano kaddib, waxaana kooxda Monaco ay sanadkan soo bandhigtay qaab ciyaareed aad loola yaabay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Said Abdi Said 7 years ago

    Hala Madrid
    Hal dhibic ayaa noga dhiman inaan ku guuleysano horyaaalka

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com