Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed awTall (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed awTall (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya aw-Tall Axmed Shiikh Maxamed.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 2
  • Abdikani mohamed mohamud 6 maalmood

    bahda radio daljir aad baan u salaamayaa waana ugaga mahadcelinayaa barnaamijyada Hagar la’aanta ah oo at dhagaystayaasha u soon bandhigto dhanka ciyaraha iyo wararkaba. gaar ahaan anigu waxaan kamid ahay dhagaystayaasha sida gaarka u dhagaysta barnaamijka saaka iyo dunida.
    bartaa ka wada dadaalka waana mahadsantihiin