Shirkii G7 iyo Masawiro lala Anfariiray oo Donald Trump (Sawirro)

Shirkii G7 iyo Masawiro lala Anfariiray oo Donald Trump (Sawirro)

Waxaa jira anshax loo maro habdhaqanka iyo ilaalinta sharafta madaxweynanimo ee dal kasta, mid tun weyn iyo mid tunkiisu soo korayaba. Anshaxa Trump ee safaridiisii ugu danbeeyey ee Yurub iyo Bariga Dhexe waxaa la iska weydiiyey su’aalo badan. Hadaba fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo anshaxa laga fisho madaxweyne, siiba huggaamiyaha caalamka, ahna madaxweynaha Maraykanka.

 

 

Arag Bogga Xiga > Page 2

PAGES

1 2 3 4

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com