Shirkii G7 iyo Masawiro lala Anfariiray oo Donald Trump (Sawirro)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Shirkii G7 iyo Masawiro lala Anfariiray oo Donald Trump (Sawirro)

Waxaa jira anshax loo maro habdhaqanka iyo ilaalinta sharafta madaxweynanimo ee dal kasta, mid tun weyn iyo mid tunkiisu soo korayaba. Anshaxa Trump e

Madaxweyne Gaas oo mashaariicdii uu wareejiyey ka reebay waddada Kalabeyr-Caluula (dhegayso | daawo)
Ahmed Muumin Seed criticizes VP Saylici of Somaliland: Don’t you forget that everyone, except you, represents his people and region!
Many killed and scores wounded in Aysha as Somalis protest against the Ethiopian army

Waxaa jira anshax loo maro habdhaqanka iyo ilaalinta sharafta madaxweynanimo ee dal kasta, mid tun weyn iyo mid tunkiisu soo korayaba. Anshaxa Trump ee safaridiisii ugu danbeeyey ee Yurub iyo Bariga Dhexe waxaa la iska weydiiyey su’aalo badan. Hadaba fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo anshaxa laga fisho madaxweyne, siiba huggaamiyaha caalamka, ahna madaxweynaha Maraykanka.

 

 

Arag Bogga Xiga > Page 2

PAGES

1 2 3 4

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: