Waanwaan Dagaalada Koonfurta Gobolka Sool oo ka Furmay Laascanood

Waanwaan Dagaalada Koonfurta Gobolka Sool oo ka Furmay Laascanood

Magaalada Laas Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa ka furmay maalinti Khamiista ee ina soo dhaaftay shir lagu heshiisiinayo laba beelo oo diriri ku dhexmartay koonfurta Gobolka Sool, deegaanada Dharkeyn Geenyo iyo Saaxadheer.

Shirka waxaa hormuud u ah Isimada deegaanka waxaana waraystay cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com