Bidhaan Jet, Madbacad Casri ah oo ka Hirgashay Garoowe (dhegayso)

Bidhaan Jet, Madbacad Casri ah oo ka Hirgashay Garoowe (dhegayso)

Mahad Maxmuud Ciise waa maamulaha shirkada daabacaada Bidhaan Jet wuxuuna Radio Daljir uga waramay shaqada madbacadda.

Mahad waxaa waraystay CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • Caliyow ibrow 4 weeks

    Hambalyo. Horay waxan uga mid aha macamisha shirkada bidhan Bosaso Adeegsan baana uga baranay.
    So dhowada