Farakalakac: “Dadka waxaa Laayey oo Midmid u Ruuxtogay waa Dooxato Galmudug”

Farakalakac: “Dadka waxaa Laayey oo Midmid u Ruuxtogay waa Dooxato Galmudug”

Magaalada Ballibusle ee Gobolka Mudug waxaa galabta lagu aasay 5 qof oo maata ah oo xalay koox hubaysani midmid ugu dishay koonfurta Ballibusle, deegaanka loo yaqaan Farakalakac. Dhaawaca badbaaday waxaa loo soo qaaday magaalada Gaalkacyo sida uu Daljir Caawa u sheegay Gudoomiye kuxigeenka Degmada Jariiban, Axmed Nuur Kaarshe, oo haatan ku sugan magaalada Ballibusle.

Jamaal Faarax Aadan ayaa Guddoomiyaha wareystay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com