Waano waxtar u leh hoggaamiyaha iyo siyaasiga Soomaaliyeed ee looga maaro la’yahay run sheeg iyo daacadnimo dalkiisa, calankiisa, iyo dadkiisa:
* * *
Fikirkaaga ka fiirso;
illeen hadhoow hadal buu isku badalin e.
Hadaladaada ka fiirso;
illeen hadhoow ficil bay isku badalin e.
Ficiladaada ka fiirso;
illeen hadhoow caado bay kuu noqonin e.
Caadadaada ka fiirso;
illeen hadhoow astaan lagugu yaqaan bay noqonin e.
Astaamaha lagugu yaqaan ilaali;
illeen iyagaa marin hore iyo mid danbeba kuu ah e.
* * *
Frank Outlaw
* * *
COMMENTS
Waaa aragti dhaxal u ah jiilka maantay