Abwaan Shube: “Nin waliba adeerki daallim ah oo tuug ah oo siyaasadda ku jira baa u khudbeeya …” (daawo)

Abwaan Shube: “Nin waliba adeerki daallim ah oo tuug ah oo siyaasadda ku jira baa u khudbeeya …” (daawo)

“… Aqoonyahan ma ahidin e waxaad tihiin akhristayaal. Kuwa barafasoorada idiin ahina waa akhristayaal. Waxaa ka marag ah wuxuun bay abuurilahaayeen. Wuxuun baad abuurilahaydeen mujtamacaan maanta dan u ah, dhibka ka saara!”

Hoos kaga bogo oo fadlan fiiradaada iyo falcelis nala qaybso.

Hadalka Abwaan Shube u jeedinayo dhalinta Soomaaliyeed Waxaan rajeynayaa Iney wax ku qaybsadaan gaar ahaan kuwo Reer Puntland ee qabiil hadla.#dhaqdhaqaaqakalabeyr

Posted by Mohamad Abdirahman Farole on Sunday, September 23, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com