12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)

12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)

Waa sidee xaaladda Najmo Cabduqaadir Xasan oo ah gabar 12 sano jir ah oo kufsi loogu gaystay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal? Najmo ayaa waxaa hadda lagu dabiibayaa isbitaal ku yaal Bossaso, inkasta oo dhaqaatiirta aysan ku guulaysan in ay weli wax ka qabtaan xaaladeeda caafimaad.

Wariye Mohamoud Abdi Ibrahim ayaa ku booqday isbitaalka, warbixinta hoosena ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com