AKHRI-Magacyada musharixiinta aqalka sare ee Hirshabeelle oo lashaaciyey.

Jowhar, Nov 05 2016–Madaxwaynaha Cusub maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa soo saaray caawa xubnaha Aqalka Sare ee maamulkaasi.

Xibnahan oo ka kooban 21 Xubnood ayaa waxaa ka mid dadka liiska ka muuqda Siyaasyiin, hogaamiye kooxeedyo hore iyo haween, waxayna magacyadoodu kala yihiin sidan soo socota:-

1-Xasan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen

2-Faadumo Abuukar Mahdi, Drs Naciimo Shiikh Maxamuud,Fartuun C/dir Faarax, Sacdiyo daa’uud Maxamed iyo Axmed Sayid Axmed

3-Maxamed Cismaan Faarax(Dhagajun) iyo Cumar Cismaan Cilmi

4-Bashiir Maxamed Aadan iyo Cabdnuur Ibraahin Farey,Cismaan Mocow iyo Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.

5-Maxamed Awow Shiikh Cismaan iyo Maxamed Xasan Geedi

6-Muuse Xasan Yalaxow(Muusesuudi) iyo Xasan Cali Caadle

7-Maxamed Xuseen Raage iyo Keyse Diiriye Nuur

8-Jaamac Xuseen Xaashi iyo Proff Cismaan Maxamuud Duflle.

Doorashada xubnaha aqalka sare ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in axada soo soo socota ay ka dhacdo magaalada Jowhar sida uu sheegay madaxweynaha maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com