AMAL Bank Caabudwaaq oo la Daahfuray

HomeWararka

AMAL Bank Caabudwaaq oo la Daahfuray

Shirkada Amal ayaa Magaalada Caabudwaaq ku qabatay munaasabad lagu daahfuray AMAL Bank. Maamulka AMAL Bank ayaa bulshada cWaaq la qaybsaday in bangigu uu bulshada awood u siinaya kaydsiga lacagaha iyo waliba amaah qaadashada. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/591b0c590b01002c1f97fafc/Warbixin+Shirkada+Amal++ayaa+Magaalada+Caabudwaaq+ku+qabatay+Munaasabad+lagu+furayay++Baniga++Amal+Bank+oo+ay+Bulshada+Reer+Caabudwaaq+ku+keydsan+doonaan+Lacagtooda..mp3            

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 27aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
TAARIIKHDA DADKA & DEEGAANADA BURBURKII KADDIB & YAGLEELKII PUNTLAND
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorshaha 9-aad Ee Horumarinta Qaranka (Daawo)

Shirkada Amal ayaa Magaalada Caabudwaaq ku qabatay munaasabad lagu daahfuray AMAL Bank. Maamulka AMAL Bank ayaa bulshada cWaaq la qaybsaday in bangigu uu bulshada awood u siinaya kaydsiga lacagaha iyo waliba amaah qaadashada.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq.

Hoos ka dhegayso

  

 

 

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • AMAL Bank Caabudwaaq masha alah wan so dhaweynyaa shacabka ku dhaqan caabudwaaq ehelkooda calamka jooga ayaa xawaaladan ugu soo diraya

  • AMAL Bank Caabudwaaq masha alah wan so dhaweynyaa shacabka ku dhaqan caabudwaaq ehelkooda calamka jooga ayaa xawaaladan ugu soo diraya

DISQUS: