Amiir Maxamed bin Salmaan & Jeffrey Epstein

Amiir Maxamed bin Salmaan & Jeffrey Epstein

Maxamed bin Salmaan (MbS) waa dhaxalsugaha Boqortooyada Sucuudiga, noqon doonana “Ilaaliyaha Labada Masjid ee Barakeysan ee Masjidka Xaramka ee Maka iyo Masjidka Nabiga ee Madiina.”

Jeffrey Epstein asna waa nin Yhd ah una shaqeyn jiray sirdoonka Mareykanka iyo kan Yhda, shaqadiisuna ahayd in madaxda iyo tujaarta dunida ay u keenaan carruur ay ku^fasadaan iyo kuwo ay qa^shaan xilliga ay caabudayaan shaydaanka Bacal. Wixii carruur dunida laga waayey ee la afduubtay waxaa la sheegay in badidoodu ku dhammaadeen Jasiirada Epstein, dib danbena aan loo arag. Ragga tagi jiray Jasiiradda Epstein waxaa la sheegay in ay kamid ahaayeen badi madaxda Khaliijka Carabta. Madaxweynaha Mareykanka Trump iyo madax kale oo Carbeed ayaa safka hore uga jira ragga xiriirka dhow la lahaa Jeffrey Epstein.

Dagaalka Iran ayaa badi falaanqeeyayaasha siyaasaddu isku raaceen in uu ahaa qorshe ay wada dajiyeen Trump iyo madaxda Carabta si indhaha caalamka looga leexiyo qaybo faylashii Epstein oo Mareykanka lagu soo bandhigay, lana fashiliyo baaritaankii ka socday Baarlamaanka Mareykanka, kaas oo hadda u eg in laga gaaray hadafkii laga lahaa.

Haddaba Amiir Salmaan ma u qalmaa in uu noqdo “Ilaaliyaha Labada Masjid ee Barakeysan ee Masjidka Xaramka ee Maka iyo Masjidka Nabiga ee Madiina?”

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com