Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa si yaableh uga jawaabay xiriirkii ay u jareen maamulka Soomaaliland.
Isagoo si toos ah uga hadlayay talefishinka Aljazeera ayuu sheegay Soomaaliland-ta xiriirka u jartay in ay le’egtahay magaalada Guriceel ee Galgaduud ku taala, dadka ku nool Soomaalilandna wuxuu ku sheegay kontan kun oo qof.
COMMENTS