Madaxweynaha Jubbaland oo Bixiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya (daawo)

Madaxweynaha Jubbaland oo Bixiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya (daawo)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (A.Madoone) ayaa wareysi xasaasi ah kaga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo wax qabadka maamulkiisa.

Wareysigan oo uu qaaday Wariye Xasan Cadde, ayaa madaxweyne Axmed Madoobe waxaa uu ku amaanay madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo, laakiin waxaa uu qirtay in Soomaaliya ay ku wareersan tahay nidaamka Federaalka.

DAAWO

https://youtu.be/n4tyGHJnzNs

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com