AMISOM oo laga Mamnuucay Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa  Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka mamnuucay in ay maraan wadada dheer ee Makka almukaramah.

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM laga bilaabo saacaddaha 6:00 subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo in aysan marikarin wadadaasi.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “AMISOM oo laga Mamnuucay Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho (dhegayso)”

  1. waa arin wanaagsan in shacabka wixii waxyeelo ugeysanaya lagaqabto

  2. Waa arin farxad leh
    in Amisom laga mamnuuco
    jidadka qaarkood
    Maadama ay caada kadhigteen
    xasuuqa shacabka

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com