Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed(Taabid Ab) ayaa magacaabay Golaha Amniga Gobolka Banaadir kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.
Afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa saxaafada u akhriyay wareegtada ka soo baxday Guddoomiye Taabid, waxaana uu tilmaamay in Golahan xubin ka yihiin hey’adaha ammaanka.
DHEGAYSO
COMMENTS