Ku Dhawaad 30 Gaari oo ku Xaniban Koonfurta Gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Ku Dhawaad 30 Gaari oo ku Xaniban Koonfurta Gobolka Mudug (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa Canshuurta Ku Kordhiyay baabuurta Xamuulka ah Ee Deenada uu ka Arimiyo  Dhexmarta Kuwaas oo ay Cabasha Balaaran Ka Keeneen Gaad

Akhriso: Raysal Wasaare Khayre oo Wasiiro Cusub Magacaabay
Maraykanka oo walaac ka muujiyay maxaabiista Daacish ee ay gacanta ku hayaan Kurdiyiinta (dhegayso)
CAAWA & DALJIR | HASSAN BASHE | DALJIR GAROWE

Maamulka Galmudug ayaa Canshuurta Ku Kordhiyay baabuurta Xamuulka ah Ee Deenada uu ka Arimiyo  Dhexmarta Kuwaas oo ay Cabasha Balaaran Ka Keeneen Gaadiidleyda ka Xamuulka ah ee isaga Kala goosha gobolda Dalka .

Ilaa 28  gaari yaaa ku Xayiran degaanka Ceel Akhwaan oo 9 KM u Jirta Deganaka Dagaari ee Gobolka mudug Qaar ka Mid ah Darawalada Wada Baaburrtasa oo Rdaio Daljir La Hadlay ayaa Sheegay inay Ilaa Shalay Halkaas ku Xayiran yihiin Loona Sheegay in Laga Doonayo Lacag Ka Baxsan Wixi Horey Loohga Qaadi Jiray .

Cali Geeddi Cabdulaahi Waxaa uu ka Mid yahaya Wadayaasha Baabuurta Halkaas ku Xayiran Waxaa Ka Codsaday Masuulyiinta Maamulka Galmudug inay Aritaan Wx ka Qabtaan Wuxuu u Waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • muxsin bashiir dooxajoog 7 years ago

    waa khalad inay dawladu xanibto ama xayirto hantida shacabka taa soo keeni karta kacdoon shacab

DISQUS: