Kor-u-qaadista anshaxa suuban ee ardeyda iyo dhaqamada wanaagsan iyadoo ardeyda lagu dhiirigelinayo in ay ixtiraamaan ardayda kale, macallimiintooda iyo dhamaan bulshadooda.
Todobaadkan Barnaamijka waxaan diirada ku saarayna anshaxa suuban ee ardayda iyo kahortagga dhibahaa ka imaan kara jirdilka iyo ciqaabta bahdilaada ee ardayda loo geysto.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS