Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso oo U Fariistay Imtixaankii Sanad Jaamacadeedka (dhegayso)

Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso oo U Fariistay Imtixaankii Sanad Jaamacadeedka (dhegayso)

Ardayda jaamacada Bariga afrika ayaa maanta ufariistay imtixaankii  Sanad  jaamacadeedka jaamacada Bariga Afrika  ee Magaalada Bosaaso iyo Garoowe.

Ardayda Maanta ufariisatay imtixaanka jaamacada ayaa tiradooda waxa ay gaaraysay  2000 oo arday (Labo kun oo Arday) oo  ka kooban wiilal iyo gabdho.

Maxamed maxamuud ciise Muuse( Awoowe ) Waa Gudoomiye kuxigenka jaamacada Bariga Afrika   Wariye xasan heykal ayuu uga waramay imtixaankaasi ay Maanta ay ardayda ufaristeen .

DHEGAYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com