TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Baahin: Sabti, May 21, Weriye Xalima Sacdiya ~ Daljir ~ Garowe. Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay; Abshir Ismaaciil oo ka mid ah dadkii gurmadka ahaa ayaan waraysanay … Labada Shariif oo mar 3-aad kulmay, kuse kala kacay fadhigii; khilaafka siyaasadeed oo halkiisii taagan … Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland oo maanta furmay; Qaar ka mid ah ardayda imtixaanaadka u fariisatay maanta ayaan waraysanay; Wasiirka waxbarashada ayaan isna waraysanay … M/weyne Shariif oo xilkii ka qaaday qunsulkii safaaradda Somalida ee Nairobi, kuna badalay nin ay isu dhaw yihiin … Ciidamo ka tirsan maamulka Dooxada Shabeele oo weerar ku qaaday fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayee
May 21, 2011 12:00 b
0
Daljir.com
Newer Post
Labada Shariif oo mar 3-aad kulmay, kuse kala kacay fadhigii.
Older Post
Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay.
COMMENTS
WORDPRESS:
0
FACEBOOK:
0
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com
COMMENTS